Maxaa uu yahay Creative common(hal abuurka guud) ?
youtubeku waxa uu leeyahay xeer dhigaya hadii qofka iska leh video gu uu ka dhigo video giisa mid caam ah oo dadka wada isticimaali karaan(creative common video) , in qofkii kale ee isticmaala uu isna ku dalacan karo chanelkiisa iyadoon wax ciqaab ah ama copyright ah aanu kala kulmayn arrintaas.
Hal-abuurka guud waa contentska xorta ah oo qof kastaa isticmaali karo ,
contents kan hoostiisa waxa uu qofku isticmaali karaa videos ka qofkii laha uu ka dhigay hal-abuur guud oo dadka oo dhami sii isticmaali karaan ah iyada oo aan wax kharash ah laga bixin laakiin waxa aad u baahan tahay in aad tixraac siiso mulkiilaha dhabta ah ee shaygaasi.
Tusaale ahaan waxa jira heesaa aan sidaa loo jeclayn oo waxa uu muusigiisa galiyaa khadka internedka isaga oo sita shatiga hal abuurka leh. Markaa waxaad isticmaali kartaa muusikadiisa meel kasta oo aad rabto laakiin waa inaad siisaa tixraaca sheygaas. Waxaad u baahan tahay inaad sheegto magaciisa.
sidee loo gartaa in video gu yahay creative common ama hal abuur guud ?
Waxaad tageysa youtube ka , kadib waxaad odhani search , intaa kadib waxa odhani filter oo ah sii kala qeex video yadaad u socoto , kadib waxaad tig siini halkay ku qoran tahay creative common,
intaa kadib hadda waxa ku so baxaya dhamaan video yada ah hal abuurka guud oo nooc walba leh oo aad adiguna sidii aad doonto usii isticmaali karto adoon wax caqabad ah kala kulmi doonin youtube copyrights.
Waa maxay faaidooyinka creative common ka ?
1-inaanad ku qasbanayn inaad sameyso video uu waqti badan kaa galo diyarintiisa.
2-inaad keliya ku xusayso qoraalka hoose description qofkii aad ka keentay video gu , ay iyana tahay faaido maadama anad ku qasbanayn inaad video dhexdiisa ku dhex xusto qofki laha .
3-Faa’iidada waxay tahay inaadan caan ahayn, laakiin dadyowgu waxay jecel yihiin inay alaabtaada u adeegsadaan meel si ay magacaaga ugu sheegaan. Markaa qofkasta oo isticmaalaya shaygaas wuxuu arki doonaa inay tahay inay isticmaaleen shaygaga ,dhanka kale faaido ayay u tahay qofkii video ga lahaa madama dadka daawaday ayaa ku raadin doona adiga oo ugu dambeyntii kaa dhigi doona caan ama content ka gi caan kasii dhigaysa.
Leave a reply