Waxaa laga yaabaa inaad horeba u isticmaashay WhatsApp business adigoon ogsoonayn faaidadiisa dhabta ah, hadii aad ugu badantahay waa hadii aad u bixiso adeegga macaamiisha ama aad si fudud ula xiriirto macaamiishaada. Hadda waa waqtigii aad ogaan lahayd sida ugu wanaagsan ee loogu isticmaalo WhatsApp iibkaaga si aad ugu list garaysata products kaad iibiso , hada wax wayn ayaad u tari lahayd ganacsigaaga
Iyada oo la adeegsanayo astaanta buug-yaraha(catalog product list), WhatsApp waxay suurtogal ka dhigaysaa in si toos ah loogu muujiyo alaabtaada appka gudihiisa. Waxaad ku dari kartaa alaabta, u qaybin kartaa qaybo kala duwan, waxaadna siisaa macluumaad qoto dheer. Tani waxay xitaa u fududaynaysaa macaamiishaada inay helaan badeecada ay raadinayaan.
Sida uu u shaqeeyo business catalog for whatsapp
Marka macmiilku tago ama ku dhufto profile kaga , daaqad ayaa furmi doonta oo tusinaysa macluumaad badan oo ku saabsan ganacsigaaga. Marka hore, macaamiishu waxay arki doonaan sharraxaad yar oo ku saabsan ganacsigaaga oo ay ku jiraan saacadaha shaqada, ciwaanka, iyo in ka badan. Qeybtan macluumaadka hoosteeda, liiska alaabtaada ayaa ahaan doona iyo weliba qiimayashooda.
Sida loo sameeyo catalog ga badeecada ee WhatsApp Business
- Open the WhatsApp Business app and click on the more options icon in the right upper corner.
- Go to Settings > Business tools > Catalog.
- Click on Add new item to create a new catalog.
- Click the plus icon and then Add images.
- Click on Gallery and select photos or click on Camera to take photos.
- Add a name to your photo and optional details such as price, description, website link, and product/service code.
- Click on save.
Leave a reply