Cpanel kastaa waxa ama hosting kastaa waxa uu leeyahay waxa loo yaqaan mailing system oo qofka hosting gatay uu si wacan ugu samaysan karo email sido kalena uu yeelan lahaa email professional oo ku ladhan magaca website kiisa .
si kasta oo ay ahaato waxa dhacda inaad xooga u baahato caawimad dhanka samaysashadiisa ah , hadaba maanta waxanu kuso bandhigi doona qaabka looga samaysta email adoo isticmaalaya cpanel hostingka.
fadlan raac talaabooyinkan hoos ku xusan :
1. Log in to cPanel
Haddii ay tahay markii ugu horeysay ee aad gashato cPanel, hubi fariin soo dhaweyn ah oo aad ka heshay bixiyahaaga martigelinta. Waxaa badanaa ku jira magaca isticmaalaha iyo erey sirta si ay u helaan cPanel.
2. Fur Qaybta Emailka.
3. sameyso a new Address with a Username & Password
Bogga abuurashada Email Accountka , waxaad ka arki kartaa foomka lagu abuurayo cinwaan email oo cusub.
4.Hubi Diiwaanka DNS recordska.
5. Login to the Webmail
6. Dir email tijaaba ah.
Si loo xaqiijiyo in emailku si habboon u shaqeeynayan.
Leave a reply