Waxa dhacda inta badan inaad u baahantahay in dedweynaha sida tooska ah ugu xidhan bartaada internetka ay aad ugu faham dhaw yihiin marka loogu so gudbinayo video ga taasoo macnaheedu tahay shay aad qoraal ugu sharxi lahayd akhristahaaga ay aad ugu xeel iyo fahan dhaw dahay adoo ugu so gudbin lahaa qaab muuqaal ah.
iyada oo arrintaa laga duulayana waxanu maanta halkan kugu diyaarinay qaabka ay u suurtogal tahay
fadlan raac taloobiyinkan adoo isticmaalaya wordpress kaga :
1.aad Dashboard-ka WordPress, dooro Posts > add new.
:max_bytes(150000):strip_icc():format(webp)/001_how-to-embed-youtube-video-wordpress-4590199-adf3b49499f74e7daef8ce40edf22785.jpg)
2.Dooro astaanta + si aad ugu darto block cusub, ka dibna dooro YouTube.
:max_bytes(150000):strip_icc():format(webp)/002_how-to-embed-youtube-video-wordpress-4590199-2aa2c3267ac94ed59c6a54cf7fc4c33b.jpg)
3.aad video YouTube aad rabto in aad embed garayso ,kadibna dooro Share, ka dibna dooro Copy.
:max_bytes(150000):strip_icc():format(webp)/003_how-to-embed-youtube-video-wordpress-4590199-b3a5ab3d04f047ceb390007737fbd70d.jpg)
4.Ku noqo bostadaada WordPress,
paste the video URL, then select Embed.
:max_bytes(150000):strip_icc():format(webp)/004_how-to-embed-youtube-video-wordpress-4590199-b68e9cf76a594750a7a3162afdfa3176.jpg)
5.Dooro Publish si uu fiidiyowgaaga live u aado.
:max_bytes(150000):strip_icc():format(webp)/005_how-to-embed-youtube-video-wordpress-4590199-152ae210272d4805b16d149e169e104b.jpg)
hadda sida aynu wada aragno waxa aynu si rasmi ah ugu dhex darnay post geena muuqaal sharxay waxa aynu doonaynu inaynu ka hadalno.
Leave a reply